Na Weydii Suaal
Na Weydii Suaal
Diini
Qur’aanka Kariimka
Taariikh
Saynis
Hal Xiraale
Arimaha Bulshada
Xisaab
Baraha Bulshada
Xayawaan
Caasimad
Caqiido
Cayaaraha
Cayaartooy
Axkaam
Caafimaad
Chemistry
Aakhiro
Cudurada
Culumo
Dhirta
Dowlad
Duco
Electronic
Ganacsi
Geography
Internet
Luqad
Magaalo
Nabiyada
Qeexid
Salaad
Saxaabada
Shakhsiyaad
Siiro
Siyaasad
Siyaasi
Soon
Tajwiid
Talo
Tiknooloji
Wadan
Xadiis
shey
Sheeg shey barafka ka cad habeenkana ka madow, dumurka ay waligood hal mar istimaalaan raguna ay maalin kasta isticmaalaan?
baraf
booqasho
cad
cadaan
Sheeg nabigii wax walba u shaqenjiren?
howl
kasta
nabi
shaqees
Sheeg laba rakcadood ee ka kheyr badan kana fadli badan aduunyada waxa yaala oo dhan?
adunyo
dunida
kayr
qeyn
Sheeg wax hortaada socda oo hadana aadan arki karin?
arag
arkid
hore
il
Sheeg Hal aan wax labeeya jirin?
alah
allah
jiritaan
labeyn
Sheeg wax qol buuxin karo oo aan boos buuxin karin?
awoodi
boos
buux
iftiin
Sheeg wax markuu nadiif yahay madoow ah, markuu wasaqoobana cadaada?
cad
cadaan
madow
noo
Waa Maxay waxa biyuhu ka xanaaqaan ubaxyaduna u ruxmaan, daruuruhuna ka cararaan, geeduhuna ku dhibtoodaan?
cararid
geed
geedo
ka careysiisa
Sheeg wax soconaayo oona istaagaayo oo aan lugo laheyn?
joogsanaayo
joosasho
Lugo
shey
Soomaalida Yey Kalimada Gurey Ugu Yeeraan?
gacan
gur
kalimad
qorid
Sheeg Wax Aadan Maqleynin Waxa Uu Sheegayo Laakiin Aad Fahmeyso?
buug
faham
hal
hase
Sheeg Wax Aan Hadlin, Haduu Gaajoodo Been Sheega, Haduu Dhergana Run Sheega?
beenta
dhereg
gaajo
hadal
Sheeg Waxa La Jabin Karo Oo Aan La Taaban Karin Ama La Qaban Karin?
balan
balanqaad
ballan
hal
Sheeg Waxa Ugu Macaan Ee Uu Carabka Dhadhamiyo?
candhuf
carab
dha
dhadhamin
Waa Maxay Wax Aan Wax Qaniinin Waxna Goynin Illaa Indhaha Faraha Laga Galiyo?
farahaaga
faro
gali
galin
Sheeg Sedax Sheey Oo Aad Arki Karto Laakiin Aadan Qaban Karin?
arag
arkid
awoodin
dab
Waxaad Sheegtaa Sheey Qofka Loogu Labiso Asigana Usan Arki Karin Dadkuna Arkaan?
arag
arkid
asiga
dad
Sheeg Sheey Aan Meel Gali Karin Hadii Aadan Madaxa Ka Garaacin?
dusha
garaac
garaacid
geli
Sheeg Sheey Aad Gowracaysid Hadana Aad Ku Dul Oynaysid?
basal
besal
gowrac
hal xiraale
Sheeg Sheey Qaaban Hadana Dadka Dhar U Sameeya?
cirbad
cirbid
cirbida
dad
Load More
Add Hooyga Suaalaha to your Homescreen!
Add