Na Weydii Suaal

aqoon

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Neefka Labka ah Ee Idaha?

aqoonariidolab

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Neefka Lo’da Ee Dhaddiga Ah?

aqoondhaddiglo'neef

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ilmaha Yar Ay Laxdu Dhasho?

aqoonaridhaddigiddo

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ilmaha Lab Ee Ay Hashu Dhasho?

aqoonAwrdhalidgeel geela

Sheeg Suurada Loo Yaqaano Suuratu Shariica Iyo Suuratu Dahr?

aqoondahridiinijaasiya

Sheeg Toban Magac Oo Kamid Ah Magacyada Suurada Faatixa Loo Yaqaano?

aqoonmagacyadaquraanquran

Sheeg Suurada Loo Yaqaano Suuratul Munaafiquun Al-kubraa?

aqoonkubraamunaafiqqu'aan

Sheeg Suurada Loo Yaqaano Suuratu Taqwaa?

aqoonbaqaraquraanquran

Sheeg Suurada Loo Yaqaano Suuratu Ciisaa?

aqoonciisequraanquran

Sheeg Suurada Loo Yaqaano Suuratul Cibaadah?

aqooncibaadokaafirunquraan

Sheeg Magaca Loo Yaqaano Codka Faraska?

aqooncodfarasfarasta

Sheeg Cudurka Loo Yaqaano Geeridii Madoobayd?

aqooncudurdaacuundhimasho

Sheeg Magaalada Loo Yaqaano Magaalada Boqolka Albaab?

albaabaqoonboqoldal

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Neefka Labka Ah Ee Ari-cadka?

aqoonaricadneef

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ninka Naago Shukaansiga Badan?

aqoonbadnaanshodumargabar

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ninka Ay Xaaskiisii Ka Dhimatay Oo Guursada Xaaskiisa Dhimatay Walaasheed?

aqoonaroosdhalataydhimasho

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Naagta Ninkeeda Baariga U Ah?

aqoonaroosbaaridumar

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Gabadha Reerkooda Lagala Baxsado?

aqoonaroosbaxsashodaf

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Ninka Faragashada Ama Faraha Lagala Howlaha Dumarka?

aqooncuntodumarfaro

Sheeg Waxa Loo Yaqaano Wiilka Aan Wali Guursan?

aqoonaroosdaahaydaal
suaal logo