Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg waxyaabaha Ka Xaaraam Ah Qof Weysida Aan Qabin?

JAWAB

Waxaa Ka Xaaraam Ah Afar Shey Oo Kala Ah:1. Inuu Salaad Tukado.2. Inuu Kacbada Dhawaafo.3. Inuu Kitaab Quraanka Xambaaro Amaa Qaado.4. Inuu Kitaabka Quraanka Taabto.