Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Wadankii Ugu Horeeyay Ee Laga Helay Dhirta Qaxwada?

JAWAB

Waa Dalka Itoobiya (Ethiopia).

Waxaa La Sheegaa Wadankii Ugu Horeeyay Ee Dhirta Qaxwada Laga Helay In Uu Ahaa Wadanka Itoobiya (Ethiopia), Hase Yeeshee Waxaa Jira Taariikhyahanada Qaar Ee Sheega In Dalka Yemen Uu Ahaa Wadankii Ugu Horeeyay Eee Laa Helay Qaxwada.