SUAAL
Sheeg Qofkii Ugu Horeeyay Ee Dhisay Masjidka Al-aqsaa?
JAWAB
Masjidka Al-aqsaa Waxaa Dhisay Nabi Suleymaan, Sidoo Kale Waxaa Jira Kutubta Qaar Ee Qora In Dhismaha Masjidka Uu Bilaabay Nabi Daa’uud Kadibna Uu Nabi Suleymaan Dhameystiray.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha