Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Maxay Ahaayeen Sanamyadii Ay Qoomu Caad Caabudi Jireen?

JAWAB

Asnaamtii Ay Qoomu Caad Caabudi Jireen Waxay Kala Ahaayeen: “Samuud” “Sadaa‘ ” Iyo “Hibaa‘ ” .