SUAAL
Sheeg Laba Walaal Isla Wareega Islana Socda Hadana Aan Isku Dhaceynin?
JAWAB
Waa Lugaha Baabuurta Ama Gawaarida
Baabuurka wuxuu leeyahay afar lug, waxeyna isugu aadan yihiin labo labo, labo hore ayey ku taala labana gadaal ayey ku yaalaan.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
