Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Danbigii ugu horeeyay ee Alle loogu caasiyey?

JAWAB

Wuxuu ahaa Kibir ama Islaweyni.

Qofka danbigaas ku kacayna wuxuu ahaa Ibliis markuu iskala weyneysiiyay amarkii Illahey oo ahaa inuu nabi Adam u sujuudo.

Nooca Suaasha