SUAAL
Rasuulka NNKH Wuxuu Sheegay In Illaahey Uu Qofka Shahiidka U Dhaafayo Dunuubtiisa Oo Dhan Marka Laga Reebo Hal Sheey, Hadaba Sheeg Sheygaasi?
JAWAB
Waa Daynta.
Waxaa laga wariyey rasuulka (صلي الله عليه وسلم) in uu yiri “illaahey qofka shahiidka ah wuu u dhaafaa danbiyadiisii oo dhan marka laga reebo daynta” (يغفرالله للشهيد كل ذنب الا الدَين).
