Na Weydii Suaal

SUAAL

Maxay Ahayd Arinta Uu Aad Ula Yaabi Jiray Nabi Zakariye Markuu Maryama Bintu Cimraan Mixraabkeeda U Galo?

JAWAB

Waxay Ahayd: Markasta Uu Nabi Zakariye Maryama Bintu Cimraan Mixraabka U Galo Wuxuu Ka Heli Jiray Cunto (Risqi).