Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg laba Suuradood oo Maddani (Madiina ku soo dagay) oo aayadahoodu yihiin 78?

JAWAB

Labada suuradod maddaniga ah ee aayadahoodu 78 yihiin waxey kala yihiin:

  1. Suurada Al-xaj (سورة الحج).
  2. Suurada Al-raxmaan (سورة الرحمن)