Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg wax Dumarka xaga hore kaga yaala Ragana xaga dambe kaga yaala?

JAWAB

Waa: Jeebka surwaalka.

Sida caadiga ah Dumarka surwaalada ay xirtaan waxey jeeb ka leeyihiin xaga hore halka Ragu surwaalada ay xirtaan ay jeeb ka leeyihiin xaga dambe.