SUAAL
Sheeg wax laga helo qaaradaha dhan oo aan laga helin qaarada Aasiya/Asia?
JAWAB
Waa xarafka R oo ay ku jirto magacyada dhamaan qaaradaha marka laga reebo qaarada Aasiya
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
