SUAAL
Sheeg Shey Boq Boqsan Oo Hadii Biyo Lagu Shubo Aan Daadanayn?
JAWAB
Waa: Suufka.
Suufka sida caadiga ah wuxuu leeyahay duleelo yar yar, sida aan wada ognahayna hadii biyo lagu shubo isla markiiba ma daataan ee asiga ayaa dhuuqaya, tusaale ahaan waxaad ku tijaabin kartaa joodariyada sida caadiga waxay ka samaysan yihiin suuf.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
