SUAAL
Waa Maxay Sababta Ay Ragga Uga Cod Wayn Yihiin Dumarka?
JAWAB
Ragga In Ay Ka Cod Weynaadaan Dumarka Waxaa Sabab U Ah Hormoonada Qaar Ee Ragga Ku Badan Kuwaasi Oo Kaalin Ka Qaata In Codka Ragga Uu Noqdo Cod Wayn, Hormoonadaasi Waxaa Kamid Ah Hormoonka Loo Yaqaano “Testosterone“, Hormoonkani Dumarka Wuu Ku Yar Yahay, Waana Sababta Keentay In Uu Codkooda Ka Yaraado Kan Ragga.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
