Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sanadkii La Hindisay Bistoolada Iyo Magaca Ninkii Hindisay?

JAWAB

Bistooladda Waxaa La Hindisay Sanadkii 1835, Waxaana Hindisay Nin Lagu Magacaabi Jiray “Samuel Colt“.