Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Wax Aadan Maqleynin Waxa Uu Sheegayo Laakiin Aad Fahmeyso?

JAWAB

Waa Buuga Ama Kitaabka.

Buuga Waxa Ku Yaala Ma Ahan Wax Aad Maqleyso Laakiin Hadaad Aqriso Waad Fahmi Kartaa.