Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Imisa Tirada Nabiyada Lagu Sheegay Quraanka Kariimka?

JAWAB

Waa 25 Nabi.