SUAAL
Sheeg Shay Ay Dadku Haday Waayaan Ay Jecel Yihiin Inay Helaan, Haday Helaana Ay Ka Gambadaan?
JAWAB
Waa: Roobka
Dadku haday roobku waayaan waxay ka cabsadaan in ay abaar ku dhacdo, sidaa darteeda way jecel yihiin in ay helaan roob, hase yeeshee kolkuu roobku u yimaado guryaha ayey ku xaroodaan ayagoo ka gambanaya roobka.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
