SUAAL
Xulbadu Ma Leedahay Wax Faa’idooyiin Caafimaad Ah?
JAWAB
Xulbada Waa Dhir Daawo U Ah Cuduro Iyo Cillado Badan Ee Jirka U Imaan Kara, Waxayna Leedahay Faa’idooyiin Caafimaad Oo Badan, Sidoo Kale Waxay Leedahay Dhibaatooyiin Khatar Ku Ah Jirka Banii Aadamka Hadii Si Khaldan Loo Qaato, Sidaa Darteeda Waxaa Muhiim Ah Qofka Inta Uusan Xulbada Isticmaalin In Uu Kala Tashado Dhaqtar.
