Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad Sheegtaa Wax Istaaga Lagu Xirto Fadhigana Lagu Furo?

JAWAB

Waa Salaada.

Sida Caadiga Ah Salaada Istaag Ayaa Lagu Xirtaa Fadhigana Waa Loogu Baxaa