SUAAL
Waxaad Sheegtaa Suurad Ay Lasoo Dageen Sodon Kun (30,000) Malag?
JAWAB
Waa Suurada Yoonis (سورة يونس).
Suurada Yoonis (سورة يونس) in ay lasoo dageen 30,000 oo malag waxaa sheegay Imaam Badrudiin Al-Zarkashi (إمام بدر الدين الزركشي) wuxuuna ku qoray buugiisa ee la yiraahdo “Al-Burhaan Fii Culuumil Qur’aan (البرهان في علوم القرءان)”, hase yeeshee buugiisa kuma sheegin wax daliil ah oo cadeynaya in suurada Yoonis (سورة يونس) ay lasoo dageen 30,000 oo malag, sida xadiis laga soo wariyey Rasuulka {naxriis iyo nabad galyo korkiis ha ahaatee}
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
