Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad Sheegtaa Shanta Wadan Ee Qaarada Africa Ugu Badda Dheer?

JAWAB

Shanta Dal Ee Afrika Ugu Badaha Dhaadheer Waxey KalaYihiin:1. Madegaskar2. Soomaaliya3. South Africa4. Mozambiik5. Masar