Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad Sheegtaa Sanadkii Uu Dhacay Dagaalkii Qaadisiya?

JAWAB

Wuxuu Dhacay Sanadkii 15 Hijriga Oo Ay ku Beegneyd Sanadkii 636 Miilaadiga.