Radio Muqdisho waxaa la xiray sanadkii 1991 miilaadiga, oo ku beegneyd waqtigii ay dalka soomaaliya ka bilawdeen dagaaladii sokeeye.