Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad sheegtaa sanadka islaamka loo yaqaan sanadkii murugada?

JAWAB

Waa sanadkii ay dhinteen Abuu Dhaalib oo ahaa rasuulka adeerkisa iyo Khadija Bintu Khuweylad.