Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad sheegtaa magaca waardiyihii nabigeena (N.N.K.H) maalintii dagaalkii waadil quraa?

JAWAB

Waxa uu ahaa saxaabiga caanka ah ee (bilaal binu raxaax).