SUAAL
Waxaad sheegtaa magaca saxda ah ee Imamu Shaafici?
JAWAB
Imamu Shaafici magaciisa saxda ah waa: Muxamed binu Idiris Al-shaafici (محمد بن إدريس الشافعي), waxaana loogu kunyeeyaa Abuu Cabdullah.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
