Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad Sheegtaa Magaca Malaga Nafta Qaada?

JAWAB

Malaga Nafta Qaada Sida Uu Quraanka Sheegayo Waxaa Lagu Magacaabaa “Malakul Mowt” (ملك الموت).Hase Yeeshee Waxaa Jira Dadka Qaar Ee Aaminsan In Lagu Magacaabo “Cazraa’iil” Laakiin Ma ahan arin Sugan, Maxaayeelay Majiro Xadiis Saxiix Ah Ee Sheegaya In Malaga Nafta Qaada Lagu Magacaabo “Cazraa’iil“.Xaqiida Allaah Ayaa Og.