SUAAL
Waxaad Sheegtaa Magaca Dhameystiran Ee Ibnu Siinaa?
JAWAB
Ibnu Siinaa Magaciisii Dhameystiran Waa “Al-Xuseyn Binu Cabullaah Binu Al-Xasan Binu Cali Binu Siinaa” (الحسين بن عبدالله بن الحسن بن علي بن سيناء).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
