Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad Sheegtaa Gobol Ku Yaala Dalka Ciraaq Oo Lamagac Ah Mid Kamid Ah Dagaaladii Islaamiga?

JAWAB

Waa Gobolka “Qaadisiya” (القادسية), Waxayna Isku Magac Yihiin Dagaalkii Taarikhiga Ahaa Ee “Qaadisiya” (معركة القادسية).