SUAAL
Waxaad Sheegtaa Ereyga ‘Technology’ Asal Ahaan Meesha Uu Ka Yimid?
JAWAB
Ereyga “Technology” Wuxuu Asal Ahaan Kayimid Labo Kalimadood Ee Gariig Ah Oo La Isku Daray, Oo Kala Ah “Techno” Iyo “Logos“.”Techno” oo macnaheeda ah “Xirfad“”Logos” oo macnaheeda ah “Cilmi” ama “Barasho“.Labadaasi Kalimadood Marka La Isku Darro Waxaa Lagu Micneeyaa “Cilmiga Xirfadaha” Ama “Barashada Xirfadaha“.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha