Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad sheegtaa dagaalkii uu ku geeriyooday saxaabigii Cabdullahi Binu Rawaaxa?

JAWAB

Cabdullaahi Binu Rawaaxa Wuxuu ku geeriyooday dagaalkii Mu’tah (مؤته).