Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Tuma Haweenayda Ay Aayada 23 Ee Suurada Al-Namli Ay Tilmaamayso?

JAWAB

Haweenayda Ay Aayada 23aad Ee Suurada Al-Namli (سورة النمل) Ay Tilmaamayso Waa “Balqiis” Waxayna Ahayd Boqoradii Saba.