Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Maxay Xadiiska Loo Yaqaano ‘Xadiisul Qudsi’?

JAWAB

Xadiisul Qudsi Waa Xadiiska Isnaadkiisii Ku Dhamaada Illaaheey (سبحانه وتعالي), Taasi Oo Loola Jeedo Waa Xadiiska Ay Saxaabadu Ka Wariyeen Rasuulka (صلي الله عليه وسلم), Rasuulkana Uu Ka Wariyey Allaah (سبحانه وتعالي), Xadiiska In Uu Yahay Xadiisul Qudsi Waxyaabaha Lagu Garto Waxaa Kamid ah: Waxaa Ku Dhex Jira Hadal Illaaheey Uu Kula Hadlayo Adoomadiisa Tusaale Ahaan (يا عبادي ، ياابن آدم), Sidoo Kale Xadiisul Qudsiga Wuxuu Leeyahay Magacyo Kale Ee Loo Yaqaano, Waxaana Kamid Ah: Xadiisul Rabaani (حديث الرباني), & Xadiisul Illaahi (حديث الإلهي).