Xadiiska Nabawiga Waa Xadiiska Isnaadkiisii Ku Dhamaada Rasuulka (صلى الله عليه وسلم), Taasi Oo Loola Jeedo Waa Xadiiska Ay Saxaabada Kasoo Wariyeen Rasuulka.