SUAAL
Waa Maxay Website, Muxuuse Qabtaa?
JAWAB
Website Waa Halka Laga Daalacdo Macluumaadka Internetka, Wuxuuna Ka Koobanyahay Webpage-yo Badan Oo Xiriir Kawada Dhaxeeya, Tusaale Ahaan: Jawaabtan Meesha Aad Ka Aqrisanayo Waa Website ‘www.suaal.cf’.Hadii uusan website jiri laheyn, maanta qiimo ma yeelan laheyn internet-ka maxaayeelay warbixinada oo dhan meesha la isula wadaago waa website.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha