Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa maxay Taraawiix?

JAWAB

Taraawiix waa salaad sunno ah ee la tukado bisha Ramadan, waxaana la tukadaa salada cishaha kadib.