SUAAL
Waa maxay Tahliil?
JAWAB
Ereyga Tahliil hadii soomaali ahaan loo eego waxaa laga wadaa biyaha qur’aanka ama wardiga lagu tufay, sidoo kale waxyaabaha kale ee la cabo ama la cuno ee quraan lagu tufay tahliil way noqon karaan.
Tahliil sidoo kale hadii loo eego luqada carabiga waxaa laga wadaa (لا إله إلا الله).
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
