Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa maxay Suxuur?

JAWAB

Suxuur waxaa la yirahdaa cuntada dadka sooman ay cunaan slaada subax aadaanka labaad inta uusan dhicin ka hor ama waaga subax inta uusan barin.