Saynis waa cilmi kasta ee ku dhasan tijaabo ama shey la xaqiijiyay. Saynis waxaa la isla dhahaa dhamaan culuumta ka hadleysa noolaha iyo manoolahaba.