Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Maxay Macnaha Raha?

JAWAB

Rah ama Raha waa xayawaan berribiyood ah ao inta badan ku dhex nool biyaha ama goobaha biyaha ay degaan sida waraha iyo webiyada, wuxuuna u socdaa qaab boodbood ah, sidoo kale waxaa xayawaankan ay soomaalida qaar u taqaanaa magaca “Rake“, waxaana luqada English-ka lagu dhahaa (Frog).

Sawirka Xayawanka Raha

Rah, Rake