Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa maxay macnaha erayga ‘Addoon’?

JAWAB

Addoon oo jamaceeda ah Addoomo, waxaa layiraahdaa qofka aan xorta aheyn ee sidii la doono uu ka yeesho qofka uu addoonta ama addoonka u yahay, sidoo kale eraygaasi waxaa la macne ah erayga Cabiid ee ay soomaalida qaar adeegsadaan oo asal ahaan eray carabi ah.