Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa maxay Laadhuu?

JAWAB

Laadhuu ama Laadhuuda waa dhagax yar oo sida kiyuubka u sameysan oo 21 dhibco leh, waana dhagax lagau cayaaro, waxaa luqada inglishka lagu dhahaa (Dice).

Sawirka laadhuuda

Dhagax lagu ciyaaro