Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Maxay Dastuur?

JAWAB

Dastuur-ku Waa Qaanuunka Ama Hannaanka Lagu Muujiyo Qaab Dhismeedka Dowlad Kasta, Laguna Cadeeyo Sida Awoodaha Iyo Xuquuqda Loo Kala Leeyahay.Dastuurka Waxaa Inta Badan Lagu Cadeeyaa:– Nooca Xiriirada Ay Dowladu La Yeelan Karto Dowladaha Kale.- Xuduudaha Ay Dowlada La Leedahay Dalalka Kele.- Sida Ay Ukala Sareeyaan Awoodaha Dowlada.- Xuquuqda Ay Shacabka Leeyihiin.- Xuquuqda Ay Dowladu Leedahay.- IWL