SUAAL
Waa Maxay Coronavirus?
JAWAB
Coronavirus waa koox feyrusyo ah kuwaasi oo u qeybsama dhoor nooc midkastana sababa cuduro gaar ah oo isugu jira cuduro fud fudud iyo cuduro khatar ah oo dhimasho sababi kara, waxaana kamid ah COVID-19 oo kumanaan qof ay dhinteen illa iyo haddana ay u dhimanayaan.
