SUAAL
Waa Maxay Buraanbur?
JAWAB
Buraanbur Waa Nooc Kamid Ah Gabayga Ama Suugaanta Soomaalida, Waxaana Inta Badan Buraanburka Loo Adeegsadaa Xafladaha Iyo Munaasabadaha, Sida Caadiga Ahna Buraanburka Waxaa Qaada Ama Aqriya Dumarka, Maxaayeelay Soomaalida Buraanburka Waxay U Kali Yeelaan Dumarka.Buraanburka Waa Gabay Caadi Ah, Hase Yeeshee Wuxuu Kaga Duwanyahay Gabayada kale Habka Loo Qaado, Wuxuu Buraanburka Leeyahay Hab Gaar Ah Ee Ay Dumarka Oo Kaliya U Qaadi Karaan.Buraanburka Waxay Dumarka Qaadaan Waqtiyada Xafladaha Arooska, Iyo Munaasabadaha Kale.Buraanburka Inta Badan Wuxuu Ka Koobanyahay Ereyo Amaan Ah Ama Kalimado Faan Ah.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha