Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa maxay Beer-madde?

JAWAB

Beer-madde waa beer-yaraha ama beer-yarada ay nooluhu intoodii badan leeyihiin.

Beer-madde waa xubin kamid ah xubnaha banii-aadamka sidoo kalena xayawaanada intoodii badan xubintani way leeyhiin, xubintan waxey u egtahay beerka caadiga ah hase yeeshee xajmi ahaan way ka yartahay, waana sababta ay soomaalidu qaar ay beer-yarada u dhahaan.