Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Kuma Imaam Bukhaari?

JAWAB

Imaam Al-Bukhaari Magaciisa Saxda Ah Waa “Maxamed Bin Ismaaciil (محمد بن إسماعيل)”, Waana Mid Kamid Ah Culimada Axaadiithta Warisa Kuwooda Ugu Caansan, Wuxuuna Ku Caan Yahay Kitaabkisa Ee Loo Yaqaano “Saxiix Al-Bukhari (صحيح البخاري)”.