Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa Kuma George Floyd?

JAWAB

George Floyd waa muwaadin ameerikan madow ah kaasi oo la sheegay in ay shaqadiisa aheyd darawal oo gawaarida xamuulka ah.

George Floyd wuxuu da’ ahaan gaaray 47 sano, waxaana dilay mid kamid booliska magaalada Minneapolis ee dalka mareykanka kadib markii uu qoorta uga riixay jilibkiisa illaa uu ka dhintay!